SlideShare a Scribd company logo
1 of 48
SOOMAALIYASOOMAALIYA
Daryeelka CaafimaadkaDaryeelka Caafimaadka
Hooyada iyo DhallaankaHooyada iyo Dhallaanka
BUUGGA TALAALKABUUGGA TALAALKA
DOTT. ABUUKAR NUUR XUSEYNDOTT. ABUUKAR NUUR XUSEYN
ADEEGSIGA TALAALKAADEEGSIGA TALAALKA
WACYIGILINWACYIGILIN
IYOIYO
DHIIRIGILINDHIIRIGILIN
Talaalku waa xaqTalaalku waa xaq
ay leeyihiin caruurtaay leeyihiin caruurta
Waana waajib saaranWaana waajib saaran
waalidiinta.waalidiinta.
Fariin:Fariin:
Aabbe iyo HooyoAabbe iyo Hooyo
Ka talaala caruurtiinaKa talaala caruurtiina
cudurrada dilaaga ahcudurrada dilaaga ah
si loo helo bulsho caafimaadsi loo helo bulsho caafimaad
qabto.qabto.
Cudurka dabaysha (Poliomielitis)Cudurka dabaysha (Poliomielitis)
HOR’DHAC :HOR’DHAC :
Talaalku waa aaladda ugu muhiimsan, uguna wax tarka badan ee loo adeegsadoTalaalku waa aaladda ugu muhiimsan, uguna wax tarka badan ee loo adeegsado
ka hortagga iyo xakameenta cudurrada faafa ee dilaaga ah qaarkood .ka hortagga iyo xakameenta cudurrada faafa ee dilaaga ah qaarkood .
Cudurradaasi waxay qarniyadii hore ka ma'suul ahaayeen naafeenta iyoCudurradaasi waxay qarniyadii hore ka ma'suul ahaayeen naafeenta iyo
dhimashada malyuumaad qofood isugu jira rag iyo dumar, dhalaan iyo waayeel.dhimashada malyuumaad qofood isugu jira rag iyo dumar, dhalaan iyo waayeel.
Haddaba, waxaan garan karnaa muhiimadda iyo waxtarka uu adeegsiga talaalkuHaddaba, waxaan garan karnaa muhiimadda iyo waxtarka uu adeegsiga talaalku
leeyahay haddii aanu dib u fiirino guushii weynayd ee la xariirtay ciribtirkaleeyahay haddii aanu dib u fiirino guushii weynayd ee la xariirtay ciribtirka
Cudurkii FURUQA ee sanadku markuu ahaa 1977 xilligaas oo bukaankii uguCudurkii FURUQA ee sanadku markuu ahaa 1977 xilligaas oo bukaankii ugu
dambeeyay laga soo sheegay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose eedambeeyay laga soo sheegay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ee
dalka Soomaaliya.dalka Soomaaliya.
Ciribtirka cudurka furuqa wuxuu mujtamaca caalamka ku dhaliyay rajo badanCiribtirka cudurka furuqa wuxuu mujtamaca caalamka ku dhaliyay rajo badan
iyo in islamarkaaba loo howlgalo barnaamijyo lagu xakamaynayo, laguna cirib-iyo in islamarkaaba loo howlgalo barnaamijyo lagu xakamaynayo, laguna cirib-
tirayo cudurrada kale.tirayo cudurrada kale.
FURUQ (SMALL POX)FURUQ (SMALL POX)
QEEXID :QEEXID :
WAA MAXAY TALAALKUWAA MAXAY TALAALKU
Talaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato ooTalaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato oo
ka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool ooka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool oo
awoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermigaawoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermiga
(sida proteiinka jeermiga ).(sida proteiinka jeermiga ).
talaalka cudurka dabayshatalaalka cudurka dabaysha
(Poliomielitis vaccine)(Poliomielitis vaccine)
MAXAA LOOGU TALAGAYMAXAA LOOGU TALAGAY
TALAALKUTALAALKU
Talaalku waxaa loogu talagalay in uuTalaalku waxaa loogu talagalay in uu
kordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa ukordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa u
helo awood sare oo uu iskaga difaacohelo awood sare oo uu iskaga difaaco
dhibaatooyinka ugu imaan karodhibaatooyinka ugu imaan karo
cudurrada halista ahcudurrada halista ah..
Waa maxay ujeedada lagaWaa maxay ujeedada laga
leeyahay adeegsiga Talaalkuleeyahay adeegsiga Talaalku
Laba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahayLaba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahay
adeegsiga talaalka, waana kuwaan:adeegsiga talaalka, waana kuwaan:
1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo
dhimashada la xariirta cudurradda halista ah.dhimashada la xariirta cudurradda halista ah.
2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada
faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.
WAQTIYADA TALAALKAWAQTIYADA TALAALKA
Waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowrWaqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowr
wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta.wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta.
Dhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uuDhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uu
talaalku leeyahaytalaalku leeyahay
Wa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysanWa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysan
qodobada hoos ku xusan:qodobada hoos ku xusan:
Dhaqanka bulshada.Dhaqanka bulshada.
Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada.Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada.
Dhibaatada uu cudurku leeyahay.Dhibaatada uu cudurku leeyahay.
Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.
Xaalada difaaca jirka.Xaalada difaaca jirka.
Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.
waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kalawaqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kala
duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray.duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray.
Waqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ayWaqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ay
ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura-ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura-
galinaya in lagu guuleystogalinaya in lagu guuleysto
ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka.ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka.
Hay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uulHay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uul
ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta.ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta.
Hay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalkaHay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalka
la xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaala xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaa
barnaamijka talaalada caruurta,barnaamijka talaalada caruurta,
Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.
XUBNAHA JIRKA EE LAXUBNAHA JIRKA EE LA
TALAALOTALAALO
Sida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda lagaSida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda laga
talaala kuwaasoo kala ah:talaala kuwaasoo kala ah:
1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood
(sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada.(sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada.
2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad)2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad)
waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.
Caruur la talaalayoCaruur la talaalayo
Caruur la talaalayoCaruur la talaalayo
CUDURRADA LAGA TALAALACUDURRADA LAGA TALAALA
CARUURTACARUURTA
Cudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaanCudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaan
hoos ku qoran:hoos ku qoran:
 DABEESHA (Poliomyelitis)DABEESHA (Poliomyelitis)
 GOWRACATADA (Diphtheria)GOWRACATADA (Diphtheria)
 TEETANADA (Tetanus)TEETANADA (Tetanus)
 XIIGDHEERTA (Pertussis)XIIGDHEERTA (Pertussis)
 CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B)CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B)
 HIBKA (Heamophilus Influenzae)HIBKA (Heamophilus Influenzae)
 JADEECADA (Measles)JADEECADA (Measles)
 JADEECADA JARMAL (Rubella)JADEECADA JARMAL (Rubella)
 QAMOOQASHIIR(Parotitis)QAMOOQASHIIR(Parotitis)
 QAAXADA (Tuberculosis)QAAXADA (Tuberculosis)
 MENINJIIDKA (Meningitis)MENINJIIDKA (Meningitis)
DHIBATOOYINKA KA IMAANDHIBATOOYINKA KA IMAAN
KARA TALAALKAKARA TALAALKA
1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka
 BararBarar
 XanuunXanuun
 CuncunCuncun
2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka
 QandhoQandho
 Cunto diididCunto diidid
 Jir xanuunJir xanuun
 LallaboLallabo
 Fininix jirka ka soo baxaFininix jirka ka soo baxa
XAALADAHA HAKIN KAROXAALADAHA HAKIN KARO
TALAALKATALAALKA
Waxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara amaWaxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara ama
hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah:hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah:
1)Cudurrada qandhada wataan.1)Cudurrada qandhada wataan.
2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin.2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin.
3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee
talaalka.talaalka.
4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka.4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka.
5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka.5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka.
6)Daawooyinka qaarkood.6)Daawooyinka qaarkood.
XAALADAHA AAN HAKI KARINXAALADAHA AAN HAKI KARIN
TALAALKATALAALKA
Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran:Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran:
1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka).1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka).
2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin
unugyada difaaca Jirka.unugyada difaaca Jirka.
3) Dhiciska3) Dhiciska
4) Cunuga ku dhasha miisaan yar4) Cunuga ku dhasha miisaan yar
5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum.5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum.
6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama
cudurro la mid ah.cudurro la mid ah.
7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).
UURKA IYO TALAALKUUURKA IYO TALAALKU
In kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaaladaIn kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaalada
waqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysanwaqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysan
karaan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadiikaraan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadii
Hooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu laHooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu la
kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka.kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka.
Haddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqotoHaddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqoto
in hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaain hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaa
waqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in lawaqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in la
yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.
Talaalada la hubo in la adeegsanTalaalada la hubo in la adeegsan
karo xilliga uurka waa:karo xilliga uurka waa:
 GawracatadaGawracatada
 TeetanadaTeetanada
 Cagaarshowga noocyada A iyo BCagaarshowga noocyada A iyo B
 Durayga qandhada la socota.(influenza)Durayga qandhada la socota.(influenza)
Talaalada qatarta ku ah hooyadaTalaalada qatarta ku ah hooyada
uurka leh lana rabo in ay kauurka leh lana rabo in ay ka
foojignaato:foojignaato:
 1) Jadeecada1) Jadeecada
 2) Busbuska2) Busbuska
 3) Cudurka jadeecada u eg3) Cudurka jadeecada u eg
 4) Qaamoqashiirka.4) Qaamoqashiirka.
Hooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaaniHooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaani
uurka ka hor.uurka ka hor.
NAAS-NUUJINTA IYONAAS-NUUJINTA IYO
ADEEGSIGA TALAALKAADEEGSIGA TALAALKA
Ma jiraan marxalado hakin kara adeegsigaMa jiraan marxalado hakin kara adeegsiga
talaalku xilliga Naas-Nuujinta.talaalku xilliga Naas-Nuujinta.
Jadwalka TalaalkaJadwalka Talaalka
dada’’dada
talaaltalaal
dh.dh. 11
bilbil
22
bilbil
44
bilbil
66
bilbil
1212
bilbil
1515
bilbil
1818
bilbil
2424
bilbil
4-64-6
sasa
1212
sasa
gaw.tet.xiiqdhgaw.tet.xiiqdh
DabayshaDabaysha
Hib BHib B
HBVHBV
DtaDtapp
OpvOpv
HipHip
HbvHbv
DtapDtap
OpvOpv
HibHib
HbvHbv
DtapDtap
OpvOpv
HibHib
HbvHbv
DatpDatp
OpvOpv
JadeecadaJadeecada
QaamooqashiirQaamooqashiir
Cudur j.u egCudur j.u eg
MMRMMR MMRMMR
MENINJIITISMENINJIITIS
PNEUMOCOCPNEUMOCOC
MeninMenin
pneumpneum
..
DAAHIDDA TALAALADADAAHIDDA TALAALADA
Haddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada uHaddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada u
dhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka koobandhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka kooban
yahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakinyahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakin
karo nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinkakaro nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinka
talaalka looma baahno in cunugga dib loogutalaalka looma baahno in cunugga dib loogu
bilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga siibilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga sii
wadaa wareegtadii u markaasi joogay.wadaa wareegtadii u markaasi joogay.
Caruurta aan Talaaladoodu kalaCaruurta aan Talaaladoodu kala
cadayncadayn
Haddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinayaHaddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinaya
inuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku kainuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku ka
kooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddayntakooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddaynta
waalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala midwaalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala mid
dhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii aydhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii ay
caruurtaan ay talaalan yihiincaruurtaan ay talaalan yihiin
waa in dib loogu bilaabaa talaalada.waa in dib loogu bilaabaa talaalada.
Fariinta Casharka:Fariinta Casharka:
Talaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana loogaTalaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana looga
baahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaanbaahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaan
xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran,xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran,
ilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uuilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uu
jirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo eejirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo ee
dilaaga ah.dilaaga ah.
Waxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiintaWaxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiinta
Soomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo aySoomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo ay
ubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyadaubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyada
talaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyotalaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyo
talaalka isagoo lacag la’aan ah,talaalka isagoo lacag la’aan ah,
Waalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan inWaalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in
Diinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah ooDiinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah oo
caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo.caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo.
Ugu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed kuUgu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed ku
boorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobahaboorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobaha
caafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo kucaafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo ku
boorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan eeboorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan ee
bulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataanbulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataan
wacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan uwacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan u
helno bulsho caafimaad qabdo.helno bulsho caafimaad qabdo.
DHAMAADDHAMAAD
WEYDIIN IYO WAR-CELINWEYDIIN IYO WAR-CELIN
Qaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fududQaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fudud
looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka.looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka.
Sidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyoSidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyo
shakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaanshakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaan
tallalada caruurtooda.tallalada caruurtooda.
1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan?1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan?
Guud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inayGuud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inay
ka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddodaka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddoda
hoos loo dhigay.hoos loo dhigay.
2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka?2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka?
Haa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karinHaa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karin
cunugga uurka ku jira.cunugga uurka ku jira.
Tallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh looTallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh loo
adeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanahaadeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanaha
caruurta(tetano neonatorum).caruurta(tetano neonatorum).
3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba?3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba?
Haddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma lahaHaddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma laha
in cunugga la taalaalo.in cunugga la taalaalo.
Haddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon inHaddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon in
tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso.tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso.
4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore
uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka?uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka?
Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.
5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu
qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto?qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto?
Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo.Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo.
6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka
hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)?hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)?
Waa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay inWaa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay in
si fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadbasi fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadba
marxaladda cunugga.marxaladda cunugga.
7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig?7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig?
Haa, wax dhibaato ah malaha.Haa, wax dhibaato ah malaha.
8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer
socday(Chronic diseses)?socday(Chronic diseses)?
Haa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaacaHaa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaaca
jirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayojirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayo
tallaalka xiigdheerta.tallaalka xiigdheerta.
Outbreak of virus spreadsOutbreak of virus spreads
despite mass vaccinationsdespite mass vaccinations
The polio outbreak plaguing Somalia has spreadThe polio outbreak plaguing Somalia has spread
despite significant efforts to curb the disease.despite significant efforts to curb the disease.
Somalia now has the worst outbreak in theSomalia now has the worst outbreak in the
world in a non-endemic country with 105 casesworld in a non-endemic country with 105 cases
con-firmed as of 14 August.con-firmed as of 14 August.
On 18 July, the Somaliland Minister of HealthOn 18 July, the Somaliland Minister of Health
confirmed the disease had reached the northernconfirmed the disease had reached the northern
regions with a case of polio in Sool region.regions with a case of polio in Sool region.
Efforts are underway to identify potential sources ofEfforts are underway to identify potential sources of
contamination and transmission through an assessmentcontamination and transmission through an assessment
focusing on 10 districts in Mogadishu where most offocusing on 10 districts in Mogadishu where most of
the polio cases are originating.the polio cases are originating.
From:From:
UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).
Cudurka dabeesha (Poliomielitis)Cudurka dabeesha (Poliomielitis)
Cudurka Dabeesha (Poliomielitis)Cudurka Dabeesha (Poliomielitis)
Cudurka Dabeesha (poliomielitis)Cudurka Dabeesha (poliomielitis)
Cudurka Dabeesha(Poliomielitis)Cudurka Dabeesha(Poliomielitis)
Tetanaha caruurta (Tetano)Tetanaha caruurta (Tetano)
Teetanaha Dhalaanka (TetanoTeetanaha Dhalaanka (Tetano
Neonatorum)Neonatorum)
Teetanaha dhalaanka (TetanusTeetanaha dhalaanka (Tetanus
Neonatorum )Neonatorum )

More Related Content

What's hot

Talk on Menstrual Hygiene Management
Talk on Menstrual Hygiene ManagementTalk on Menstrual Hygiene Management
Talk on Menstrual Hygiene ManagementPoonam J R
 
Constipation
Constipation Constipation
Constipation RIPS-14
 
Hiv causes and effects
Hiv causes and effectsHiv causes and effects
Hiv causes and effectsTom McLean
 
Hiv/aids presentation
Hiv/aids presentationHiv/aids presentation
Hiv/aids presentationSelf-employed
 
Chlamydia
ChlamydiaChlamydia
Chlamydiafitango
 
Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)
Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)
Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)PRANJAL SHARMA
 
Reemerging deseases
Reemerging deseasesReemerging deseases
Reemerging deseasesImran Subho
 
Treatment and Causes of Nausea and Vomiting
Treatment and Causes of Nausea and VomitingTreatment and Causes of Nausea and Vomiting
Treatment and Causes of Nausea and VomitingMedical Knowledge
 
Yellow fever { Africa and South America}
Yellow fever { Africa and South America}Yellow fever { Africa and South America}
Yellow fever { Africa and South America}DR .PALLAVI PATHANIA
 
PELVIC INFLAMMATORY DISEASE
PELVIC INFLAMMATORY DISEASEPELVIC INFLAMMATORY DISEASE
PELVIC INFLAMMATORY DISEASEMoses Daodu
 
Sexually transmitted disease (stds)
Sexually transmitted disease (stds)Sexually transmitted disease (stds)
Sexually transmitted disease (stds)DR MUKESH SAH
 
SYPHILIS & GONORRHOEA
SYPHILIS & GONORRHOEASYPHILIS & GONORRHOEA
SYPHILIS & GONORRHOEAaishuanju
 
Sexually Transmitted Diseases (STDs)
Sexually Transmitted Diseases (STDs)Sexually Transmitted Diseases (STDs)
Sexually Transmitted Diseases (STDs)Dalia El-Shafei
 
Cholera disease
Cholera diseaseCholera disease
Cholera diseasekaramnav
 
Lec 7 fungal infections
Lec 7  fungal infectionsLec 7  fungal infections
Lec 7 fungal infectionsDOCTOR WHO
 

What's hot (20)

Talk on Menstrual Hygiene Management
Talk on Menstrual Hygiene ManagementTalk on Menstrual Hygiene Management
Talk on Menstrual Hygiene Management
 
Constipation
Constipation Constipation
Constipation
 
Measles
MeaslesMeasles
Measles
 
Hiv causes and effects
Hiv causes and effectsHiv causes and effects
Hiv causes and effects
 
Hiv/aids presentation
Hiv/aids presentationHiv/aids presentation
Hiv/aids presentation
 
Chlamydia
ChlamydiaChlamydia
Chlamydia
 
Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)
Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)
Female Reproductive Disorders (Instant notes for college students)
 
Reemerging deseases
Reemerging deseasesReemerging deseases
Reemerging deseases
 
Treatment and Causes of Nausea and Vomiting
Treatment and Causes of Nausea and VomitingTreatment and Causes of Nausea and Vomiting
Treatment and Causes of Nausea and Vomiting
 
Yellow fever { Africa and South America}
Yellow fever { Africa and South America}Yellow fever { Africa and South America}
Yellow fever { Africa and South America}
 
PELVIC INFLAMMATORY DISEASE
PELVIC INFLAMMATORY DISEASEPELVIC INFLAMMATORY DISEASE
PELVIC INFLAMMATORY DISEASE
 
Sexually transmitted disease (stds)
Sexually transmitted disease (stds)Sexually transmitted disease (stds)
Sexually transmitted disease (stds)
 
SYPHILIS & GONORRHOEA
SYPHILIS & GONORRHOEASYPHILIS & GONORRHOEA
SYPHILIS & GONORRHOEA
 
Ebola virus
Ebola virusEbola virus
Ebola virus
 
HIV AIDS
HIV AIDSHIV AIDS
HIV AIDS
 
Sexually Transmitted Diseases (STDs)
Sexually Transmitted Diseases (STDs)Sexually Transmitted Diseases (STDs)
Sexually Transmitted Diseases (STDs)
 
Cholera disease
Cholera diseaseCholera disease
Cholera disease
 
Lec 7 fungal infections
Lec 7  fungal infectionsLec 7  fungal infections
Lec 7 fungal infections
 
Yellow fever
Yellow feverYellow fever
Yellow fever
 
common cold
common coldcommon cold
common cold
 

Viewers also liked (13)

Immunizations powerpoint
Immunizations powerpointImmunizations powerpoint
Immunizations powerpoint
 
Schedule of vaccination PPT
Schedule of vaccination PPTSchedule of vaccination PPT
Schedule of vaccination PPT
 
Códigos CIE-10 Odontología
Códigos CIE-10 OdontologíaCódigos CIE-10 Odontología
Códigos CIE-10 Odontología
 
Vaccination ppt
Vaccination pptVaccination ppt
Vaccination ppt
 
Valprogram 2010 somaliska
Valprogram 2010 somaliskaValprogram 2010 somaliska
Valprogram 2010 somaliska
 
Jadeeco
JadeecoJadeeco
Jadeeco
 
Chapter 36 Immunization Powerpoint
Chapter 36 Immunization Powerpoint Chapter 36 Immunization Powerpoint
Chapter 36 Immunization Powerpoint
 
Childhood Immunisation Presentation
Childhood Immunisation   PresentationChildhood Immunisation   Presentation
Childhood Immunisation Presentation
 
Vaccine
VaccineVaccine
Vaccine
 
NATIONAL IMMUNISATION PROGRAMME ...
NATIONAL IMMUNISATION PROGRAMME ...NATIONAL IMMUNISATION PROGRAMME ...
NATIONAL IMMUNISATION PROGRAMME ...
 
Immunization
ImmunizationImmunization
Immunization
 
16 Pharmacology.ppt
16 Pharmacology.ppt16 Pharmacology.ppt
16 Pharmacology.ppt
 
INTRODUCTION TO PHARMACOLOGY
INTRODUCTION TO PHARMACOLOGYINTRODUCTION TO PHARMACOLOGY
INTRODUCTION TO PHARMACOLOGY
 

More from Dottor Mataan

SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.Dottor Mataan
 
Presentazione standard1
Presentazione standard1Presentazione standard1
Presentazione standard1Dottor Mataan
 
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Dottor Mataan
 

More from Dottor Mataan (7)

Jadeeco.pdf 2
Jadeeco.pdf 2Jadeeco.pdf 2
Jadeeco.pdf 2
 
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
 
Presentazione standard1
Presentazione standard1Presentazione standard1
Presentazione standard1
 
Manifesto.odt 4
Manifesto.odt 4Manifesto.odt 4
Manifesto.odt 4
 
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
 
Autism^ (2)
Autism^ (2)Autism^ (2)
Autism^ (2)
 
Security2
Security2Security2
Security2
 

Buugga talaalka.ppt 123.ppt a

  • 2.
  • 3. Daryeelka CaafimaadkaDaryeelka Caafimaadka Hooyada iyo DhallaankaHooyada iyo Dhallaanka
  • 4. BUUGGA TALAALKABUUGGA TALAALKA DOTT. ABUUKAR NUUR XUSEYNDOTT. ABUUKAR NUUR XUSEYN
  • 6. Talaalku waa xaqTalaalku waa xaq ay leeyihiin caruurtaay leeyihiin caruurta Waana waajib saaranWaana waajib saaran waalidiinta.waalidiinta.
  • 7. Fariin:Fariin: Aabbe iyo HooyoAabbe iyo Hooyo Ka talaala caruurtiinaKa talaala caruurtiina cudurrada dilaaga ahcudurrada dilaaga ah si loo helo bulsho caafimaadsi loo helo bulsho caafimaad qabto.qabto.
  • 8. Cudurka dabaysha (Poliomielitis)Cudurka dabaysha (Poliomielitis)
  • 9. HOR’DHAC :HOR’DHAC : Talaalku waa aaladda ugu muhiimsan, uguna wax tarka badan ee loo adeegsadoTalaalku waa aaladda ugu muhiimsan, uguna wax tarka badan ee loo adeegsado ka hortagga iyo xakameenta cudurrada faafa ee dilaaga ah qaarkood .ka hortagga iyo xakameenta cudurrada faafa ee dilaaga ah qaarkood . Cudurradaasi waxay qarniyadii hore ka ma'suul ahaayeen naafeenta iyoCudurradaasi waxay qarniyadii hore ka ma'suul ahaayeen naafeenta iyo dhimashada malyuumaad qofood isugu jira rag iyo dumar, dhalaan iyo waayeel.dhimashada malyuumaad qofood isugu jira rag iyo dumar, dhalaan iyo waayeel. Haddaba, waxaan garan karnaa muhiimadda iyo waxtarka uu adeegsiga talaalkuHaddaba, waxaan garan karnaa muhiimadda iyo waxtarka uu adeegsiga talaalku leeyahay haddii aanu dib u fiirino guushii weynayd ee la xariirtay ciribtirkaleeyahay haddii aanu dib u fiirino guushii weynayd ee la xariirtay ciribtirka Cudurkii FURUQA ee sanadku markuu ahaa 1977 xilligaas oo bukaankii uguCudurkii FURUQA ee sanadku markuu ahaa 1977 xilligaas oo bukaankii ugu dambeeyay laga soo sheegay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose eedambeeyay laga soo sheegay magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ee dalka Soomaaliya.dalka Soomaaliya. Ciribtirka cudurka furuqa wuxuu mujtamaca caalamka ku dhaliyay rajo badanCiribtirka cudurka furuqa wuxuu mujtamaca caalamka ku dhaliyay rajo badan iyo in islamarkaaba loo howlgalo barnaamijyo lagu xakamaynayo, laguna cirib-iyo in islamarkaaba loo howlgalo barnaamijyo lagu xakamaynayo, laguna cirib- tirayo cudurrada kale.tirayo cudurrada kale.
  • 10. FURUQ (SMALL POX)FURUQ (SMALL POX)
  • 11. QEEXID :QEEXID : WAA MAXAY TALAALKUWAA MAXAY TALAALKU Talaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato ooTalaalku waa walxo leysku duro ama afka laga qaato oo ka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool ooka samaysan toxiin ama jeermi la dilay ama jeermi nool oo awoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermigaawoodiisa hoos loo dhigay ama walxo ka mid ah jeermiga (sida proteiinka jeermiga ).(sida proteiinka jeermiga ).
  • 12. talaalka cudurka dabayshatalaalka cudurka dabaysha (Poliomielitis vaccine)(Poliomielitis vaccine)
  • 13. MAXAA LOOGU TALAGAYMAXAA LOOGU TALAGAY TALAALKUTALAALKU Talaalku waxaa loogu talagalay in uuTalaalku waxaa loogu talagalay in uu kordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa ukordhiyodifaaca jirka, si uu qofku jirkiisa u helo awood sare oo uu iskaga difaacohelo awood sare oo uu iskaga difaaco dhibaatooyinka ugu imaan karodhibaatooyinka ugu imaan karo cudurrada halista ahcudurrada halista ah..
  • 14. Waa maxay ujeedada lagaWaa maxay ujeedada laga leeyahay adeegsiga Talaalkuleeyahay adeegsiga Talaalku Laba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahayLaba arimood ayaa ugu muhiimsan ujeedada laga leeyahay adeegsiga talaalka, waana kuwaan:adeegsiga talaalka, waana kuwaan: 1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo1) In qofka laga badbaadiyo dhibaatooyinka iyo dhimashada la xariirta cudurradda halista ah.dhimashada la xariirta cudurradda halista ah. 2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada2) In bulshada laga badbaadiyo guud ahaan cudurrada faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.faafa, isla markaanalagu xakameeyo cudurradaas faafa.
  • 15. WAQTIYADA TALAALKAWAQTIYADA TALAALKA Waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowrWaqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa waqtiyo go’an oo ka kooban dhowr wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta.wareegto ah, kuwaasi oo la xiriira da’da caruurta. Dhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uuDhawrista waqtiyada talaalku waa muhiim waayo waxay ka tarjumayaan waxtarka uu talaalku leeyahaytalaalku leeyahay Wa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysanWa dan kasto waxaa gaar u ah jadwal uu caruurtu ku talaalo, kaas oo ku salaysan qodobada hoos ku xusan:qodobada hoos ku xusan: Dhaqanka bulshada.Dhaqanka bulshada. Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada.Saamaynta uu cudurku ku leeyahay bulshada. Dhibaatada uu cudurku leeyahay.Dhibaatada uu cudurku leeyahay. Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda.Waxtarka uu talaalku ku leeyahay bulshada dhexdeeda. Xaalada difaaca jirka.Xaalada difaaca jirka. Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.Hor’umarka, Dhaqaalaha iyo howlgelinta uu waddanka awoodo.
  • 16. waqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kalawaqtiyada loogu talagalay in caruurta la talaalo waa isku mid ama wax yar ayay kala duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray.duwanyihiin marka la eegowaddamada horumaray. Waqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ayWaqtiyada ay talaalka adeegsadaan waddamada saboolka ah sida Soomaaliya waa kan ay ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura-ka soo shaqaysay hay’adda EPI (expanded programme on immunitation) oo suura- galinaya in lagu guuleystogalinaya in lagu guuleysto ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka.ujeeddooyinka laga leeyahay adeegsiga talaalka. Hay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uulHay’adaani waxay tix-gelisaa lixda cudur ugu halista badan, kuwaasoo maanta ka mas’uul ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta.ah dhimashada badan iyo waxyeellada joogtada ah ee caruurta. Hay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalkaHay’adda EPI waxay kaloo si xoogan kula talisaa waddamada aan weli adeegsan talaalka la xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaala xiriira ka hortagga cudurka HBV (hepatite b virus)in uu talaalkaan ka mid noqdaa barnaamijka talaalada caruurta,barnaamijka talaalada caruurta, Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.Cudurka HBVwuxuu ka mas’uul yahay kansarka beerka gala.
  • 17. XUBNAHA JIRKA EE LAXUBNAHA JIRKA EE LA TALAALOTALAALO Sida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda lagaSida caadiga ah Caruurta laba meel ayaa jirkooda laga talaala kuwaasoo kala ah:talaala kuwaasoo kala ah: 1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood1) Caruurta da’dooda ka hoseesa 12 bilood (sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada.(sanad) waxaa laga talaalaa cajirrada. 2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad)2) Caruurta da’dooda ka sarrayso 12 bilood (sanad) waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.waxaa laga talaalaa garbaha sida dadka waaweyn.
  • 20. CUDURRADA LAGA TALAALACUDURRADA LAGA TALAALA CARUURTACARUURTA Cudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaanCudurrada ugu muhiimsan ee loo adeegsado talaalka caruurta waa kuwaan hoos ku qoran:hoos ku qoran:  DABEESHA (Poliomyelitis)DABEESHA (Poliomyelitis)  GOWRACATADA (Diphtheria)GOWRACATADA (Diphtheria)  TEETANADA (Tetanus)TEETANADA (Tetanus)  XIIGDHEERTA (Pertussis)XIIGDHEERTA (Pertussis)  CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B)CAGAARSHOWGA NOOCA B (Hep.B)  HIBKA (Heamophilus Influenzae)HIBKA (Heamophilus Influenzae)  JADEECADA (Measles)JADEECADA (Measles)  JADEECADA JARMAL (Rubella)JADEECADA JARMAL (Rubella)  QAMOOQASHIIR(Parotitis)QAMOOQASHIIR(Parotitis)  QAAXADA (Tuberculosis)QAAXADA (Tuberculosis)  MENINJIIDKA (Meningitis)MENINJIIDKA (Meningitis)
  • 21. DHIBATOOYINKA KA IMAANDHIBATOOYINKA KA IMAAN KARA TALAALKAKARA TALAALKA 1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka1) Dhibaatooyin ku eg aaga talaalka  BararBarar  XanuunXanuun  CuncunCuncun 2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka2) Dhibaatooyin saameeya guud ahaan jirka  QandhoQandho  Cunto diididCunto diidid  Jir xanuunJir xanuun  LallaboLallabo  Fininix jirka ka soo baxaFininix jirka ka soo baxa
  • 22. XAALADAHA HAKIN KAROXAALADAHA HAKIN KARO TALAALKATALAALKA Waxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara amaWaxaa suurogal ah in ay soo if-baxaan xaalado hakin kara ama hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah:hor’istaagi kara xilligii la talaali lahaa caruurta waxaana ka mid ah: 1)Cudurrada qandhada wataan.1)Cudurrada qandhada wataan. 2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin.2)Hadii talaalka uu cunuga u keeni karo caaro ama xajiin. 3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee3)Hadii cunugu uu kala kulmay falgal culus ugu yimid wareegtada hore ee talaalka.talaalka. 4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka.4)Hadii cunugu uu ku dhashay cilad saamaysa unugyada difaaca jirka. 5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka.5)Cudurrada keena hoos u dhaca difaaca jirka. 6)Daawooyinka qaarkood.6)Daawooyinka qaarkood.
  • 23. XAALADAHA AAN HAKI KARINXAALADAHA AAN HAKI KARIN TALAALKATALAALKA Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran:Cunuga waa in la talaala hadii ay jiraan xataa marxaladaha hoos ku qoran: 1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka).1) Cudurrada qafiifka ahi (sida hergebka). 2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin2) Daawooyinka aan wax u dhibi karin unugyada difaaca Jirka.unugyada difaaca Jirka. 3) Dhiciska3) Dhiciska 4) Cunuga ku dhasha miisaan yar4) Cunuga ku dhasha miisaan yar 5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum.5) Cunuga ku dhashay hicter neonatorum. 6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama6) Hadii uu waalidka qabo qalal ama cudurro la mid ah.cudurro la mid ah. 7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).7) Neefta ma xaajiin (waa in foogjignaan gaar ah la yeeshaa).
  • 24. UURKA IYO TALAALKUUURKA IYO TALAALKU In kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaaladaIn kasto aysan jirin wax cadeyn ah in talaalada waqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysanwaqtiga tan la isticmaalo aysan dhibaato u geysan karaan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadiikaraan cunuga haddana waxaa suuro gal ah hadii Hooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu laHooyada la talaala xilliga uurka in uu cunuga uu la kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka.kulmi karo dhibaatooyin la xiriira talaalka. Haddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqotoHaddaba waxaa tala ah in hadii ay lama huraan noqoto in hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaain hooyada uurka leh la talaalo waa in lala sugaa waqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in lawaqtiyada dambe ee uurka, taasoo loola jeedo in la yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.yareeyo halista cunugga uga imaan karo talaalkaas.
  • 25. Talaalada la hubo in la adeegsanTalaalada la hubo in la adeegsan karo xilliga uurka waa:karo xilliga uurka waa:  GawracatadaGawracatada  TeetanadaTeetanada  Cagaarshowga noocyada A iyo BCagaarshowga noocyada A iyo B  Durayga qandhada la socota.(influenza)Durayga qandhada la socota.(influenza)
  • 26. Talaalada qatarta ku ah hooyadaTalaalada qatarta ku ah hooyada uurka leh lana rabo in ay kauurka leh lana rabo in ay ka foojignaato:foojignaato:  1) Jadeecada1) Jadeecada  2) Busbuska2) Busbuska  3) Cudurka jadeecada u eg3) Cudurka jadeecada u eg  4) Qaamoqashiirka.4) Qaamoqashiirka. Hooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaaniHooyadu waa in ay adeegsataa talaalada ka hortaga cudurradaani uurka ka hor.uurka ka hor.
  • 27. NAAS-NUUJINTA IYONAAS-NUUJINTA IYO ADEEGSIGA TALAALKAADEEGSIGA TALAALKA Ma jiraan marxalado hakin kara adeegsigaMa jiraan marxalado hakin kara adeegsiga talaalku xilliga Naas-Nuujinta.talaalku xilliga Naas-Nuujinta.
  • 28. Jadwalka TalaalkaJadwalka Talaalka dada’’dada talaaltalaal dh.dh. 11 bilbil 22 bilbil 44 bilbil 66 bilbil 1212 bilbil 1515 bilbil 1818 bilbil 2424 bilbil 4-64-6 sasa 1212 sasa gaw.tet.xiiqdhgaw.tet.xiiqdh DabayshaDabaysha Hib BHib B HBVHBV DtaDtapp OpvOpv HipHip HbvHbv DtapDtap OpvOpv HibHib HbvHbv DtapDtap OpvOpv HibHib HbvHbv DatpDatp OpvOpv JadeecadaJadeecada QaamooqashiirQaamooqashiir Cudur j.u egCudur j.u eg MMRMMR MMRMMR MENINJIITISMENINJIITIS PNEUMOCOCPNEUMOCOC MeninMenin pneumpneum ..
  • 29. DAAHIDDA TALAALADADAAHIDDA TALAALADA Haddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada uHaddi ay dhacdo in aan la dhowrin muddada u dhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka koobandhexaysa wereegtooyinka uu talaalku ka kooban yahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakinyahay ama hadii ay dhacdo marxalado hakin karo nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinkakaro nidaamka ay isuugu xigaan wareegtooyinka talaalka looma baahno in cunugga dib loogutalaalka looma baahno in cunugga dib loogu bilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga siibilaabo talaalo cusub waana in talaalka laga sii wadaa wareegtadii u markaasi joogay.wadaa wareegtadii u markaasi joogay.
  • 30. Caruurta aan Talaaladoodu kalaCaruurta aan Talaaladoodu kala cadayncadayn Haddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinayaHaddii cunugu uusan haysan wax cadayn ah oo muujinaya inuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku kainuu gutay dhamaan wareegtooyinka uu talaalku ka kooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddayntakooban yahay ama haddii ay dhacdo in caddaynta waalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala midwaalidka laga shakiyo waa in caruurtaan lala mid dhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii aydhigaa caruurta aan qaadanin talaalka xataa hadii ay caruurtaan ay talaalan yihiincaruurtaan ay talaalan yihiin waa in dib loogu bilaabaa talaalada.waa in dib loogu bilaabaa talaalada.
  • 31. Fariinta Casharka:Fariinta Casharka: Talaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana loogaTalaalka waa waajib saaran waalidiinta waxaana looga baahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaanbaahanyahay inay ku dadaalaan in ilmahooda siiyaan xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran,xaqa ay u leeyihiin daryeel caafimaad oo dhamaystiran, ilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uuilmuhu waxay u baahan yihiin in la talaalo si uu jirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo eejirkoodu difaac ugu yeesho cudurada laga hortagi karo ee dilaaga ah.dilaaga ah. Waxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiintaWaxaa loo baahanyahay in dhamaan waalidiinta Soomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo aySoomaaliyeed ay ka faa'iidaystaan talaalka oo ay ubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyadaubadkooda masuulka ka yihiin geeyaan waqtiyada talaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyotalaalka loogu tala galauy xarumaha lagu diyaariyo talaalka isagoo lacag la’aan ah,talaalka isagoo lacag la’aan ah,
  • 32. Waalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan inWaalidiinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in Diinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah ooDiinta Islaamku banaysay wax kasta oo xalaal ah oo caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo.caafimaadka kor u qaadaayo la isku daweeyo. Ugu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed kuUgu dambeen waxaan bulshada Soomaaliyeed ku boorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobahaboorinayaa in caruurta la talaalo oo la geeyo goobaha caafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo kucaafimaadka xilliyada talaalka, waxaan kaloo ku boorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan eeboorinayaa in dhamaan qaybaha kala geddisan ee bulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataanbulshada iyo warbaahinta in ay ka qayb qaataan wacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan uwacyigilinta iyo dhiirigilinta adeega talaalka si aan u helno bulsho caafimaad qabdo.helno bulsho caafimaad qabdo.
  • 34. WEYDIIN IYO WAR-CELINWEYDIIN IYO WAR-CELIN Qaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fududQaybtani waxaa loogu talagalay in si kooban oo fudud looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka.looga jawaabo weeydiimaha ka imaan kara casharka. Sidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyoSidoo kale, jawaabuhu waxay iftiiminayaan walaaca iyo shakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaanshakiga ay waalidiintu ka qabaan ama ka qabi karaan tallalada caruurtooda.tallalada caruurtooda.
  • 35. 1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan?1- Ma ku habbon tahay in dumarka la tallaalo xilliga ay uurka qabaan? Guud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inayGuud ahaan kuma habbona in dumarka la tallalo xilliga uurka, waana inay ka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddodaka foojingnaadaan adeegsiga tallalada ka samaysan jeermiyada awooddoda hoos loo dhigay.hoos loo dhigay. 2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka?2- Ma la adeegsan karaa tallaalka teetanaha xilliga uurka? Haa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karinHaa, tallaalkan waa midka keliya ee la hubo inuusan dhibaato u keeni karin cunugga uurka ku jira.cunugga uurka ku jira. Tallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh looTallaalkan waxaa ku jira muhiimad aad u weyn in hooyada urka leh loo adeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanahaadeegsado haddi aysan horay u qaadan, si looga bad-baadiyo teetanaha caruurta(tetano neonatorum).caruurta(tetano neonatorum).
  • 36. 3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba?3- Ma la tallaali karaa cunugga qandhada qaba? Haddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma lahaHaddii qandhadu aanay ka sarrayn 38C wax dhibaata ma laha in cunugga la taalaalo.in cunugga la taalaalo. Haddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon inHaddiise qandhadu ka sarrayso 38C waxaa habboon in tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso.tallaalka la sugo,inta ay qandhadu hoos u dhacayso. 4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore4- Ma laga tallaali karaa cunugga isla cudurkaas haddii mar hore uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka?uu qaaday cudur ka mid ah cudurrada loo adeegsado tallaalka? Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.Haa,tallaalku wuxuu sare u sii qaadayaa difaaca jirkiisa.
  • 37. 5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu5- Ma la tallaali karaa cunugga haddii waalidku uu qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto?qabo caaro sida san-boor,neef,caaro cunto? Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo.Haa,ma jiro wax dhibaato ah uu tallaaku keeni karo. 6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka6- Ma la tallaali karaa cunugga haddii uu hadda ka hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)?hor muujiyay caaro qatar gelisay naftiisa (Anaphilaxis)? Waa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay inWaa xaalad aad u halis badan, oo loo baahan yahay in si fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadbasi fiijigan looga fakaro,oo loo qiimeeyo hadba marxaladda cunugga.marxaladda cunugga.
  • 38. 7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig?7- Ma la tallaali karaa cunugga qaato antibiyootig? Haa, wax dhibaato ah malaha.Haa, wax dhibaato ah malaha. 8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer8- Ma la tallaali karaa cunugga qabo cudur muddo dheer socday(Chronic diseses)?socday(Chronic diseses)? Haa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaacaHaa ,waxaa ka reeban cudurrada saameeya unugyada difaaca jirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayojirka iyo cudurrada culus ee maskacda marka la isticmaalayo tallaalka xiigdheerta.tallaalka xiigdheerta.
  • 39. Outbreak of virus spreadsOutbreak of virus spreads despite mass vaccinationsdespite mass vaccinations The polio outbreak plaguing Somalia has spreadThe polio outbreak plaguing Somalia has spread despite significant efforts to curb the disease.despite significant efforts to curb the disease. Somalia now has the worst outbreak in theSomalia now has the worst outbreak in the world in a non-endemic country with 105 casesworld in a non-endemic country with 105 cases con-firmed as of 14 August.con-firmed as of 14 August. On 18 July, the Somaliland Minister of HealthOn 18 July, the Somaliland Minister of Health confirmed the disease had reached the northernconfirmed the disease had reached the northern regions with a case of polio in Sool region.regions with a case of polio in Sool region.
  • 40. Efforts are underway to identify potential sources ofEfforts are underway to identify potential sources of contamination and transmission through an assessmentcontamination and transmission through an assessment focusing on 10 districts in Mogadishu where most offocusing on 10 districts in Mogadishu where most of the polio cases are originating.the polio cases are originating. From:From: UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).UN Office for coordination humanitarian affairs(OCHA).
  • 41.
  • 42. Cudurka dabeesha (Poliomielitis)Cudurka dabeesha (Poliomielitis)
  • 43. Cudurka Dabeesha (Poliomielitis)Cudurka Dabeesha (Poliomielitis)
  • 44. Cudurka Dabeesha (poliomielitis)Cudurka Dabeesha (poliomielitis)
  • 47. Teetanaha Dhalaanka (TetanoTeetanaha Dhalaanka (Tetano Neonatorum)Neonatorum)
  • 48. Teetanaha dhalaanka (TetanusTeetanaha dhalaanka (Tetanus Neonatorum )Neonatorum )