SlideShare una empresa de Scribd logo
1 de 25
Descargar para leer sin conexión
Daryeelka caafimaadka
Hooyada iyo Dhalaanka
Dott. Abuukar Nuur Xuseyn
Takhtarka Cudurrada Caruurta
HOR’DHAC:
Waa maxay sababta aan caawa ugu hadlayno
Pervasive Developmental Disorder (PDDs).
«PERVASIVE DEVELOPMENTAL DISORDER (PDDs)»
CILLADAHA SAAQA KOBCINTA MASKAXDA CARUURTA
1) Adeegsiga hadalka iyo fahamka.
2) La dhaqanka iyo isdhexgalka bulshada.
3) Dabeecada adag iyo khayaalka (imagination
«XAALADAHA KA MID AH PDDs»
«Autism Disorder Asperger Syndrome PDD-NOS»
AUTISM SPECTRUM DISORDER.
AUTISM SPECTRUM DISORDER
ASD
Waa maxay Autismka?
Autismka waa qaabdhaqan aan habaysneen ama aan caadi ahayn oo ay caruurta qaarkood ku dhashaan
Qaabdhaqankaan oo isu soo uruurinayo cillado ama calaamooyin is biirsaday.
TheTriad of Autism:
Autism^ (2)
Autism^ (2)
Autism^ (2)
Barbardhigga wiilasha/gabdhaha «SEX RATIO»:
IQ AUTISMKA iyo ASPERGER Syndrome:
Qaxootiga iyo autismka:
Autism^ (2)
Screening Autism Spectrum Disorder
ASD
QAABKEE AUTISMKA LOOGA BAARAA CARUURTA:
1) AALADA LOO ISTICMAALO SCREENINGA:
a. FIRST YEAR INVENTORY (FYI) waa aalada loo isticmaalo Screeninga goortu cunugga
da’diisu tahay 12 bilood madaama uu da’daani Autismka calaamadihiisa soo baxaan.
b. MODIFIEDCHECKLIST for AUTISM inTODDLER (M-CHAT): Aaladaan screeninga
waxaa la isticmaalaa goortu cunugga da’diisu tahay 18 -24 bilood.
c. AUTISM DIAGNOSTICOBSERVATION SCHEDULE-GENERIC (ADOS-G):
Waa aalada xaqiijinta (Diagnostical)AUTISMKA waxaana la isticmaalaa cunugga da’diisu
tahay 24 bilood. Waa gold standard.
d. AUTISMOBSERVATION SCALE FOR INFANT (AOSI):
Waxaa loo isticmaali karaa caruurta da’doodu tahay 6- 12- 18 bilood.
Aaladaha Screeniniga loo isticmaalo maaha aalado lagu xaqiijin karo AUTISMKA, Marka ay jiraan marxalado halis ah
oo ay ku soo ifbaxayn screeninga waa in lagu xaqiijiyaa baaritaan rasmi ah iyo iyadoo loo adeegsanaya aalado qaas ah
oo ka geddisan kuwa Screeninga taasina waxaa ku howl leh takhaatiirta ku xeel dheer KobcintaCaruurta.
MODIFIED CHECKLIST for AUTISM inTODDLER
M-CHAT
haa maya
1 Cunugaaga ma jecelyahay in aad lulushid ama jilbahaada ku boodoodsiisid? HA MAYA
2 Cunugaaga ma daneeya ilmaha kale? HA MAYA
3 Cunugaaga ma jecelyahay in uu fuul-fuulo kuraasta, miisasaska ama jaranjarada? HA MAYA
4 Cunugaaga ma jecelyahay in uu dheelo kuu-kuun ama dhuudhuumashow? HA MAYA
5 Cunugaaga mi ciyaaraa ciyaarta iska yeel yeelka ah, sida isagoo telefoonka uu qof kale kula
hadlaya ama asagoo diyaarad been been ah gacanta ku duulinayo?
HA MAYA
6 Cunugaaga hadii uu rabo shay farta miyuu kuugu tilmaama/fiiqaa? HA MAYA
7 Cunugaaga farta ma ku fiiqaa haddii u rabo in uu kuu tilmaamo waxa uu dan ka leeyahay? HA MAYA
8 Cunugaagamaawoodaa in uu si qumaati ah ugu ciyaaro toyga yar yar sida baaburta yar-yar,
kiyuubka isaga oo aan afka gashan ama tuurin ama war wareejin?
HA MAYA
9 Cunugaaga ma kuu keenaa shay asaguu rabo in uu wax ku tuso? HA MAYA
10 Cunugaaga indhaha ma kaa fiiriyaa muddo ka badan 1 ama2 mirir? HA MAYA
11 Ma kula tahay in cunugaaga uu dhibsanayo dhawaaqa xoogan (dhegaha miyuu gacanta
saartaa.)?
HA MAYA
12 Cunugaaga miyuu qoslaa goortuu arko wajigaaga ama aad qososhid? HA MAYA
13 Cunugaaga ma ku jilaa (goorta aad wajiga badashid ama carabka aad banaaka u soo bixisid)? HA MAYA
14 Cunugaaga goorta aad magaciisa ugu yeertid ma kuu jawaabaa? HA MAYA
15 Haddii aad farta ugu fiiqdid shay ama toy yaala dhinaca kale ee qolka cunugaaga ma fiiriyaa
sheyga ama toyga aad u tilmaamtay?
HA MAYA
16 Cunugaaga ma socdaa? HA MAYA
17 Cunugaaga ma fiiriyaa waxa aad markaas fiirinaysid? HA MAYA
18 Cunugaaga si aan caadi ahayn farahiisa ma ugu nuux-nuuxiyaa wajiga hor'tiisa? HA MAYA
19 Cunugaaga ma iku dayaa in uu soo jiito taxadarkaaga waxa uu markaa ku howlan yahay? HA MAYA
20 Ma is waydiisay in cunugaaga uu dhagool yahay? HA MAYA
21 Cunugaaga ma fahmaa waxa ay dadka sheegayaan? HA MAYA
22 Cunugaaga mar marka qaar ma leeyahay deymo (dhugmo) maqan ama meermeer aan qasad
lahayn?
HA MAYA
23 Cunugaaga goortoo la kulmo wax aan sokeeye ahayn wajiga ma kaa fiiriyaa si uu u ogaado
falgalkaaga?
HA MAYA
1999 Diana Robins, Deborah Fein, & Marianne Barton.
1. Maya 6. Maya 11. Haa 16. Maya 21. Maya
2. Maya 7. Maya 12. Maya 17. Maya 22. Haa
3. Maya 8. Maya 13. Maya 18. Haa 23. Maya
4. Maya 9. Maya 14. Maya 19. Maya
5. Maya 10. Maya 15. Maya 20. Haa
Qaabka scoring loo sameeyo
M-CHAT wuxuu ka koobanyahay 19 su’aal (item) oo la xiriira in cunugga uu leeyahay ama uusan lahayn
awood
iyo 4 su’aal (item) oo la xiriira hadii ay cunugga ka muuqato ama aysan ka muqneen dhaqan aan caadi ahayn.
Su’aalaha (item) tilmaamaya in cunugga uu leeyahay dhexgal iyo xiriir bulshadeed iyo koritaan caadi ah
jawaabta waalidka waa HAA waa cunug aan wax mishaakil haysan, laakiin hadii ay jiraan su’aalo tilmaamaya
in cunugga uu leeyahay dhaqan aan caadi ahayn jawaabta waalidka waa MAYA.
Shabaqadda kor ku xusan jawaabta la siiyay su’aal kasta (item) waxay tilmaamaysaa in uu cunugga uu qabi
karo cillado saameeyo kobcintiisa.
Midda kale shabaqadda kor ku xusan waxaad aragtaan su’aalaha hoos xariiqan (2, 7, 9, 13, 14. 15.)
su’aalahaan (item) waa kuwa u ugu qatarsan (halis badan) in kobcinta cunugga aysan caadi ahayn, dhici
kartana in uu yahay cunugAutism qabo.
Istilaab saar su’aal kasta oo u dhigmato jawaabta uu waalidka bixiyo (haddii jawaabta uu waalidka bixiyay ay
ka gidisan tahay su’aasha u dhigmato istilaab ha saarin.)
Haddii uu cunuga ku fashilmo 2 ama wax ka badan su’aalaaha qatarta ah (CRITICAL ITEM) ama haddii uu
cunugga ku fashilmo 3 su’aalo oo ka mid ah kuwa ku qoran Shabaqadda waa in cunuggas loo arkaa mid halis
ugu jiro AUTISMKA.
Maaha micnaheeda in dhammaan caruurta M-CHAT lagu xaqiijiyay in ay AUTISMKA halis ugu jiraan ama ay
noqonaayaan caruur AUTISMKA qabo hase yeeshee caruurtaani waa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo geeyaa
takhaatiirta ku xeel dheer qaybta kobcinta caruurta.
Programma di screening a 12 mesi
Bambini che passano la prova
FOLLOW UP a 18 mesi
Bambini che falliscono la
prova
Prova: Risposta al nome FIRST YEAR INVENTORY
Punteggio Totale>8
+
Dominio socio-
comunicativo >10
Punteggio totale <8
Dominio socio-
comunicativo<10
FOLLOW UP A 18 MESI
AOSI (Autism observation Scale for Infant)
Negativa.
Follow a 18 mesi
Positivo
(punteggio totale> 9)
Valutazione presso centro
per l’Autismo
Programma di screening a 18 mesi
Bambini che passano
la PROVA.
No FOLLOW UP
Bambini che falliscono
la prova
Prova: Attenzione Condivisa e Pointing
dichiarativo
M-Chat(Modified Checklist for Autism in Toddler)
Bambini che Falliscono la prova.
3 dei 23 itemstotoli o2 dei 6 items
critici
BAMBINI CHE PASSANO
LA PROVA.
No FOLLOW UP
ADOS-TODDLERS
Negativa
No FOLLOW UP
POSITIVA
Valutazione presso centro per
Autismo
2-3 anni
Baaritaan
DAAWAYNTA ASD
GABOGGABO:
Autism^ (2)

Más contenido relacionado

Destacado

Global collaboration
Global collaborationGlobal collaboration
Global collaborationMatt Gomez
 
Blogueo, luego existo.
Blogueo, luego existo.Blogueo, luego existo.
Blogueo, luego existo.DigiZen
 
Mobile Social Networking
Mobile Social NetworkingMobile Social Networking
Mobile Social NetworkingDustin Jacobsen
 
How to create virtual wi fi hotspot from your pc or phone
How to create virtual wi fi hotspot from your pc or phoneHow to create virtual wi fi hotspot from your pc or phone
How to create virtual wi fi hotspot from your pc or phoneAnkit Katiyar
 
Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013
Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013
Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013COPLEF Madrid
 
Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.
Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.
Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.Derga Consulting
 
Chapter 4
Chapter  4Chapter  4
Chapter 4kamran
 
Lenguaje C y los Sistemas Operativos Actuales
Lenguaje C y los Sistemas Operativos ActualesLenguaje C y los Sistemas Operativos Actuales
Lenguaje C y los Sistemas Operativos Actualesjuan_briceo
 

Destacado (17)

Global collaboration
Global collaborationGlobal collaboration
Global collaboration
 
Blogueo, luego existo.
Blogueo, luego existo.Blogueo, luego existo.
Blogueo, luego existo.
 
JAC 2011
JAC 2011JAC 2011
JAC 2011
 
Ecopet 2010 mpio
Ecopet 2010 mpioEcopet 2010 mpio
Ecopet 2010 mpio
 
Mundolaboral
MundolaboralMundolaboral
Mundolaboral
 
Mobile Social Networking
Mobile Social NetworkingMobile Social Networking
Mobile Social Networking
 
How to create virtual wi fi hotspot from your pc or phone
How to create virtual wi fi hotspot from your pc or phoneHow to create virtual wi fi hotspot from your pc or phone
How to create virtual wi fi hotspot from your pc or phone
 
B b, b-c, c-c-c-b
B b, b-c, c-c-c-bB b, b-c, c-c-c-b
B b, b-c, c-c-c-b
 
El verbo to be
El verbo to beEl verbo to be
El verbo to be
 
Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013
Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013
Curso de Pilates Nivel 1. Edición 2013
 
Powerpoint bill
Powerpoint billPowerpoint bill
Powerpoint bill
 
Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.
Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.
Sicuritalia e la soluzione di SAP per la Field Force.
 
Chapter 4
Chapter  4Chapter  4
Chapter 4
 
Lenguaje C y los Sistemas Operativos Actuales
Lenguaje C y los Sistemas Operativos ActualesLenguaje C y los Sistemas Operativos Actuales
Lenguaje C y los Sistemas Operativos Actuales
 
Revista marketing 1
Revista marketing 1Revista marketing 1
Revista marketing 1
 
Mapa Salnés - Ruta do Viño Rías Baixas
Mapa Salnés - Ruta do Viño Rías BaixasMapa Salnés - Ruta do Viño Rías Baixas
Mapa Salnés - Ruta do Viño Rías Baixas
 
Airflow at WePay
Airflow at WePayAirflow at WePay
Airflow at WePay
 

Más de Dottor Mataan

SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.Dottor Mataan
 
Presentazione standard1
Presentazione standard1Presentazione standard1
Presentazione standard1Dottor Mataan
 
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Dottor Mataan
 
Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt aBuugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt aDottor Mataan
 

Más de Dottor Mataan (8)

Jadeeco.pdf 2
Jadeeco.pdf 2Jadeeco.pdf 2
Jadeeco.pdf 2
 
Jadeeco
JadeecoJadeeco
Jadeeco
 
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
SIDA DHAGAHA LOOGA NADIIFIYO DHUKAYGA.
 
Presentazione standard1
Presentazione standard1Presentazione standard1
Presentazione standard1
 
Manifesto.odt 4
Manifesto.odt 4Manifesto.odt 4
Manifesto.odt 4
 
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
Naas nuujin daabacadda 1°- OCTOBAR 2000.
 
Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt aBuugga talaalka.ppt 123.ppt a
Buugga talaalka.ppt 123.ppt a
 
Security2
Security2Security2
Security2
 

Autism^ (2)

  • 1. Daryeelka caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka Dott. Abuukar Nuur Xuseyn Takhtarka Cudurrada Caruurta
  • 2. HOR’DHAC: Waa maxay sababta aan caawa ugu hadlayno Pervasive Developmental Disorder (PDDs).
  • 3. «PERVASIVE DEVELOPMENTAL DISORDER (PDDs)» CILLADAHA SAAQA KOBCINTA MASKAXDA CARUURTA 1) Adeegsiga hadalka iyo fahamka. 2) La dhaqanka iyo isdhexgalka bulshada. 3) Dabeecada adag iyo khayaalka (imagination
  • 4. «XAALADAHA KA MID AH PDDs» «Autism Disorder Asperger Syndrome PDD-NOS» AUTISM SPECTRUM DISORDER.
  • 6. Waa maxay Autismka? Autismka waa qaabdhaqan aan habaysneen ama aan caadi ahayn oo ay caruurta qaarkood ku dhashaan Qaabdhaqankaan oo isu soo uruurinayo cillado ama calaamooyin is biirsaday. TheTriad of Autism:
  • 10. Barbardhigga wiilasha/gabdhaha «SEX RATIO»: IQ AUTISMKA iyo ASPERGER Syndrome:
  • 14. QAABKEE AUTISMKA LOOGA BAARAA CARUURTA: 1) AALADA LOO ISTICMAALO SCREENINGA: a. FIRST YEAR INVENTORY (FYI) waa aalada loo isticmaalo Screeninga goortu cunugga da’diisu tahay 12 bilood madaama uu da’daani Autismka calaamadihiisa soo baxaan. b. MODIFIEDCHECKLIST for AUTISM inTODDLER (M-CHAT): Aaladaan screeninga waxaa la isticmaalaa goortu cunugga da’diisu tahay 18 -24 bilood. c. AUTISM DIAGNOSTICOBSERVATION SCHEDULE-GENERIC (ADOS-G): Waa aalada xaqiijinta (Diagnostical)AUTISMKA waxaana la isticmaalaa cunugga da’diisu tahay 24 bilood. Waa gold standard. d. AUTISMOBSERVATION SCALE FOR INFANT (AOSI): Waxaa loo isticmaali karaa caruurta da’doodu tahay 6- 12- 18 bilood. Aaladaha Screeniniga loo isticmaalo maaha aalado lagu xaqiijin karo AUTISMKA, Marka ay jiraan marxalado halis ah oo ay ku soo ifbaxayn screeninga waa in lagu xaqiijiyaa baaritaan rasmi ah iyo iyadoo loo adeegsanaya aalado qaas ah oo ka geddisan kuwa Screeninga taasina waxaa ku howl leh takhaatiirta ku xeel dheer KobcintaCaruurta.
  • 15. MODIFIED CHECKLIST for AUTISM inTODDLER M-CHAT haa maya
  • 16. 1 Cunugaaga ma jecelyahay in aad lulushid ama jilbahaada ku boodoodsiisid? HA MAYA 2 Cunugaaga ma daneeya ilmaha kale? HA MAYA 3 Cunugaaga ma jecelyahay in uu fuul-fuulo kuraasta, miisasaska ama jaranjarada? HA MAYA 4 Cunugaaga ma jecelyahay in uu dheelo kuu-kuun ama dhuudhuumashow? HA MAYA 5 Cunugaaga mi ciyaaraa ciyaarta iska yeel yeelka ah, sida isagoo telefoonka uu qof kale kula hadlaya ama asagoo diyaarad been been ah gacanta ku duulinayo? HA MAYA 6 Cunugaaga hadii uu rabo shay farta miyuu kuugu tilmaama/fiiqaa? HA MAYA 7 Cunugaaga farta ma ku fiiqaa haddii u rabo in uu kuu tilmaamo waxa uu dan ka leeyahay? HA MAYA 8 Cunugaagamaawoodaa in uu si qumaati ah ugu ciyaaro toyga yar yar sida baaburta yar-yar, kiyuubka isaga oo aan afka gashan ama tuurin ama war wareejin? HA MAYA 9 Cunugaaga ma kuu keenaa shay asaguu rabo in uu wax ku tuso? HA MAYA 10 Cunugaaga indhaha ma kaa fiiriyaa muddo ka badan 1 ama2 mirir? HA MAYA 11 Ma kula tahay in cunugaaga uu dhibsanayo dhawaaqa xoogan (dhegaha miyuu gacanta saartaa.)? HA MAYA 12 Cunugaaga miyuu qoslaa goortuu arko wajigaaga ama aad qososhid? HA MAYA 13 Cunugaaga ma ku jilaa (goorta aad wajiga badashid ama carabka aad banaaka u soo bixisid)? HA MAYA 14 Cunugaaga goorta aad magaciisa ugu yeertid ma kuu jawaabaa? HA MAYA 15 Haddii aad farta ugu fiiqdid shay ama toy yaala dhinaca kale ee qolka cunugaaga ma fiiriyaa sheyga ama toyga aad u tilmaamtay? HA MAYA
  • 17. 16 Cunugaaga ma socdaa? HA MAYA 17 Cunugaaga ma fiiriyaa waxa aad markaas fiirinaysid? HA MAYA 18 Cunugaaga si aan caadi ahayn farahiisa ma ugu nuux-nuuxiyaa wajiga hor'tiisa? HA MAYA 19 Cunugaaga ma iku dayaa in uu soo jiito taxadarkaaga waxa uu markaa ku howlan yahay? HA MAYA 20 Ma is waydiisay in cunugaaga uu dhagool yahay? HA MAYA 21 Cunugaaga ma fahmaa waxa ay dadka sheegayaan? HA MAYA 22 Cunugaaga mar marka qaar ma leeyahay deymo (dhugmo) maqan ama meermeer aan qasad lahayn? HA MAYA 23 Cunugaaga goortoo la kulmo wax aan sokeeye ahayn wajiga ma kaa fiiriyaa si uu u ogaado falgalkaaga? HA MAYA 1999 Diana Robins, Deborah Fein, & Marianne Barton.
  • 18. 1. Maya 6. Maya 11. Haa 16. Maya 21. Maya 2. Maya 7. Maya 12. Maya 17. Maya 22. Haa 3. Maya 8. Maya 13. Maya 18. Haa 23. Maya 4. Maya 9. Maya 14. Maya 19. Maya 5. Maya 10. Maya 15. Maya 20. Haa Qaabka scoring loo sameeyo
  • 19. M-CHAT wuxuu ka koobanyahay 19 su’aal (item) oo la xiriira in cunugga uu leeyahay ama uusan lahayn awood iyo 4 su’aal (item) oo la xiriira hadii ay cunugga ka muuqato ama aysan ka muqneen dhaqan aan caadi ahayn. Su’aalaha (item) tilmaamaya in cunugga uu leeyahay dhexgal iyo xiriir bulshadeed iyo koritaan caadi ah jawaabta waalidka waa HAA waa cunug aan wax mishaakil haysan, laakiin hadii ay jiraan su’aalo tilmaamaya in cunugga uu leeyahay dhaqan aan caadi ahayn jawaabta waalidka waa MAYA. Shabaqadda kor ku xusan jawaabta la siiyay su’aal kasta (item) waxay tilmaamaysaa in uu cunugga uu qabi karo cillado saameeyo kobcintiisa. Midda kale shabaqadda kor ku xusan waxaad aragtaan su’aalaha hoos xariiqan (2, 7, 9, 13, 14. 15.) su’aalahaan (item) waa kuwa u ugu qatarsan (halis badan) in kobcinta cunugga aysan caadi ahayn, dhici kartana in uu yahay cunugAutism qabo. Istilaab saar su’aal kasta oo u dhigmato jawaabta uu waalidka bixiyo (haddii jawaabta uu waalidka bixiyay ay ka gidisan tahay su’aasha u dhigmato istilaab ha saarin.) Haddii uu cunuga ku fashilmo 2 ama wax ka badan su’aalaaha qatarta ah (CRITICAL ITEM) ama haddii uu cunugga ku fashilmo 3 su’aalo oo ka mid ah kuwa ku qoran Shabaqadda waa in cunuggas loo arkaa mid halis ugu jiro AUTISMKA. Maaha micnaheeda in dhammaan caruurta M-CHAT lagu xaqiijiyay in ay AUTISMKA halis ugu jiraan ama ay noqonaayaan caruur AUTISMKA qabo hase yeeshee caruurtaani waa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo geeyaa takhaatiirta ku xeel dheer qaybta kobcinta caruurta.
  • 20. Programma di screening a 12 mesi Bambini che passano la prova FOLLOW UP a 18 mesi Bambini che falliscono la prova Prova: Risposta al nome FIRST YEAR INVENTORY Punteggio Totale>8 + Dominio socio- comunicativo >10 Punteggio totale <8 Dominio socio- comunicativo<10 FOLLOW UP A 18 MESI AOSI (Autism observation Scale for Infant) Negativa. Follow a 18 mesi Positivo (punteggio totale> 9) Valutazione presso centro per l’Autismo
  • 21. Programma di screening a 18 mesi Bambini che passano la PROVA. No FOLLOW UP Bambini che falliscono la prova Prova: Attenzione Condivisa e Pointing dichiarativo M-Chat(Modified Checklist for Autism in Toddler) Bambini che Falliscono la prova. 3 dei 23 itemstotoli o2 dei 6 items critici BAMBINI CHE PASSANO LA PROVA. No FOLLOW UP ADOS-TODDLERS Negativa No FOLLOW UP POSITIVA Valutazione presso centro per Autismo 2-3 anni